skip to content
Primary navigation

Keyda Muuqaalada

Qoys, asxaab ama jaar: Sheekooyinka Daryeel-bixiyaha
00:04:33
Sheekooyinka daryeel-bixiyaha: Ikhtiyaarada ugu badan ee qoysasku daryeelka ilmaha ka helaan waa Qoyska, Asxaabta iyo Jaarka. Daryeelbixiyayaashani isbeddel ayay qoysaskooda iyo bulshadooda ka dhex sameeyaan. Daawo si aad wax badan uga barato
Qoys, asxaab ama jaar: Sida aanu Wax u Caawino
00:04:22
Waxa jira agab iyo dukumeentiyo u diyaar ah daryeel-bixiyayaasha Qoyska, Asxaaaba iyo Jaarka Daawo si aad wax badan uga barato agabka iyo dukumeentiyada.
Qoys, asxaab ama jaar: Waa ayo daryeelbixiyayaasha FFN
00:03:53
Yaa waaye daryeelbixiyayaasha Qoyska, Asxaaaba iyo Jaarka Daryeelbixiyayaasha oyska, Asxaaaba iyo Jaarka way ka adeeg roon yihiin dadka caruurta sii haya. Daawo si aad wax badan uga barato cidda daryeelbixiyayaashu yihiin.
back to top