skip to content
Primary navigation

Noqo Bixiye LNL ah

Barnaamijka Kaalmada Daryeelka Carruurta iyo Bixiyeyaasha Aan Shatiga Lahayn ee Sharciga ah

Daryeelayaasha qoyska, saaxiibka iyo deriska (FFNs) waa eedooyin/habaryarro, abtiyaal/adeerro, awoowayaal, saaxiibo qoys oo dhow iyo deris bixiya daryeelka carruurta. Badanaa waa qof gacal u ah ilmaha oo iskuma tixgaliyaan sidii bixiyaha daryeelka carruurta. Taa beddelkeeda, waxaa laga yaabaa inay isu arkaan inay yihiin ilmo-xanaaneeye ama gacal u dhow oo keliya. Haddii daryeelayaasha ay ku daryeelaan carruurta kaalmada daryeelka carruurta, waxa laga yaabaa in ay isu diiwaangeliyaan bixiye aan shati lahayn ahaan (LNL) si ay lacag uga helaan Barnaamijka Kaalmada Daryeelka Carruurta.

child-care-wayfinder-logoBaro wax badan oo ku saabsan noqoshada xirfadlaha daryeelka caruurta oo shatiyaysan, oo ay ku jiraan LNL, daryeelka carruurta qoyska iyo xarunta daryeelka carruurta, barta Daryeelka Carruurta ee Wayfinder . Wayfinder waa shabakadaada tusaha ee aad ka helaysid dhammaan waxaad uga baahan tahay bilowga iyo ukoncinta barnaamijyada daryeelka carruurta. Waxay bixiyaan taageero shakhsi ahaaneed iyo khayraad si ay kaaga caawiyaan inaad guulaysato.

Xog badan ogoow

back to top