skip to content
Primary navigation

Miyaad guurtay saddexdii sano ee la soo dhaafay ama miyaad dhawaan ayaad guuraysaa? Ciwaankaga ama macluumaadkaaga xiriirka ma isbedelay?

Haddii aad leedahay Medical Assistance ama MinnesotaCare, fadlan maanta cusboonaysii ciwaankaaga, taleefoon lambarkaaga iyo iimaylkaga. Waa muhiim si aan kuula soo xiriirno marka la gaaro wakhtiga dib u cusboonaysiinta caymiskaaga caafimaad.

mailbox icon

Haddii aad leedahay Medical Assistance

Ama haddii reerkaagu leeyahay labadaba Medical Assistance iyo MinnesotaCare, la xiriir degmadaada ama qabiilkaaga..

Phone

Haddii aad leedahay MinnesotaCare

Kala xiriir Taageerada Macmiilka Daryeelka Caafimaadka 651-297-3862 ama 800-657-3672.

question mark

Su’aalo?

Haddii aad ku jirto Medical Assistance ama MinnesotaCare ama aad qabto su'aalo guud caymiska, ka wac Taageerada Macmiilka Daryeelka Caafimaadka ee 651-297-3862 ama 800-657-3672.

back to top