skip to content
Primary navigation

Dadku waxay u baahan yihiin caawimaad. Taasi waa sababta aan halkan u joogno.

Si aad u aragto caawimada aad heli karto adiga iyo qoyskaaga, raadi barnaamijyo ay heli karaan dadka reer Minnesota ee u qalma.

 
 

Foomka IRS ee 1095-B ee sannadkii 2022 waa la soo codsan karaa

DHS ayaa foomka u soo diri doonta keliya marka ay ka soo codsadaan dadka haysta Medical Assistance iyo MinnesotaCare. Si toos ah laguuguma soo diri karo foomka. Waa in aad raacdo habraacyada ku jira bogga intarnetka si aad u soo codsato foomka 1095-B.

Baahidii degdegga ahayd ee caafimaadka waa laga soo baxay

Xaaladdii degdegga ahayd ee caafimaadka dadweynaha ee federaalka ee COVID-19 waxay dhammaatay 11kii Meey, 2023. Hel faahfaahinta isbeddelka barnaamijyada iyo adeegyada DHS ee go'aankaas iyo sharciyo kale.

back to top