skip to content
Primary navigation

Difaacista dadka waaweyn

Dadka waaweyn ee dayacsan waa qof jiro 18 sano da ah ama ka weyn kaas oo jiir ahaan, miskax ahaan, damiir ahaan bahii qabo taas oo ka dhigto kuwa aan is daryeeli karin iyaga caawin la aan. Darxumeeynta dadka waaweyn waay noocyo badantahay: 

XADGUDUB: Jiir ahaan, damiir iyo/ama galmo 

DAYACIID: Guul dareysiga qofka wax daryeelo waajibkisa daryeelista ka so bixii waayo 

DAYACIID NAFSADA: Guul dareysiga qofka weyn isku daryeeli waayo si caafimaad iyo amni leh 

XADGUDUB DHAQALE: Isticmaalista dhaqalaha dadka waaweyn ee dayacsan ama hantidiisa iyadoon qofka weyn ee dayacsan looga faiideyneyn 

Soo sheeg wixii darxumeeyn qofka weyn ah adigu so wacaayo qadka 24/7ka ee nambaarada bilaashka 1-844-880-1574. Aqoonsigaga lama sheegii doono wargelintaddana waxa loo gudbinayaa hay’adaha waxbariista ee ku haboon.

back to top