skip to content
Primary navigation

Goormaan sameynayaa cusbooneysiinta?

Habraaca cusbooneysiinta waxaa lagu saleeyey sannadguurada taariikhdii aad sameysay diiwaangelintii hore. Dadka haysta Medical Assistance waxay ogeysiis hordhac ah boostada ku heleyaan saddex bilood ka hor taariikhda sannadguurada. Foomka cusbooneysiinta waxaa laguugu diri doonaa boostada hal ilaa laba bilood ka hor wakhtiga kama-dambeysta ah ee cusboonaysiintaada. Sida ugu dhakhso badan u soo buuxi oo u soo gudbi foomkaaga cusboonaysiinta oo ay la socdaan caddeynta lagaa codsaday si aan lagaaga goosan ceymiska.

Habka baarashada taariikhdaada cusbooneysiinta

Ogow markaad filaneyso waraaqaha boostada ee habka cusubooneysiinta.

Habka Baarashada
 

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo in aad sii ogaato bisha cusboonaysiintaada?

Ogow markaad filaneyso waraaqaha boostada ee cusubooneysiinta oo adeegso habka cusubooneysiinta. Waa in aad haysato lambarkaaga xubinimada iyo lambarka kiiskaaga. Haddii aadan aqoon lambarka kiiskaaga ama lambarka xubinimadaada, taleefan u dir maamuka degmadaada ama xafiiska beelaha dalkan. Cusbooneysiinta Medical Assistance waa in la sameeyo bishii sannadguurada ee codsiga ceymiska. Haddii aad ku jirto ceymis caafimaad, la xiriir oo weydiiso marka cusbooneysiinta lagaa rabo.

Habka BaarashadaDiiwaanka Deegaanka iyo Beelaha Dalkan Loogu YimidDiiwaanka Ceymiska CaafimaadkaCaawiyeyaasha MNSure
 

Cusbooneysiiso Sida Laguula Soo Xiriirayo

Waxaa muhiim ah inaan kula soo xiriiri karno marka la joogo wakhtiga cusbooneysiinta ceymiska caafimaadka.

Cusbooneysii Sida Laguula Soo Xiriirayo

Ha lagaaga jawaabo waxaad xaq u leedahay

Hel jawaabaha su'aalaha cusbooneysiinta, sida macluumaad badan oo la sii duubay.

Macluumaadka Xaqu-yeelashada

Rukumo farriimaha cusub ee Boostada Intarnetka

Rukumo in aad hesho digniinaha boostada intarnetka ee macluumaadka boggan ku cusub.

Rukumo farriimaha Boostada Intarnetka
back to top